Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug oo maanta Dhuusamareeb ku qabatay shirka isku xirka hay’adaha .

0
26

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha dowladda Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qabatay shirka sadex bilood laha ah ee isku xirka hay’adaha wasaaradda kala shaqeeya hormarinta biyaha, nadaafadda iyo fayadhworka.

Shirka ayaa diiradda lagu saaray horimarinta istaratijiyada sectorka kheyraadka biyaha Galmudug, xoojinta xariirka hay’adaha ka shaqeeya arimaha biyaha, nadafada iyo fayadhowrka, iyo caqabadaha iyo gaabiska ka jira arimaha biyaha nadafada iyo fayadhowrka iyo iskaashiga kheyraadka biyaha.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here