Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Xili shalay wasaarada waxbarshada galmudug shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe ayaa wasiirka wasaarada waxbarashada galmudug Mohamed xaashi dhoore sheegay in tirada ardayda iskuulada ee galmudug u diiwaangashan ay kusoo kordheen labadii sanno ee u dambeysay 35,000 oo arday taasi oo kadhigaysa tirada guud ee ardayda Galmudug waxka barata 65,000 oo arday.
Warbixintan waxaa soo jeedineysa Xamdi Diriye Cali.