Wasaaradda waxbarashada Hirshabeele oo sheegtay in dib loo dhigay imtixaanka ay gali lahaayeen ardeyda Baladweyne

0
36

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka waxbarashadda hiddaha iyo taclinta sare ee Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle (Maxamed dheere) ayaa sheegay in dib loo dhigay Imtixaanka
dugsiga dhexe iyo sare ee laga qaadi lahaa ardeyda magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiran maadaam xiligan ay la daala dhacayan sameynta ka dhalatay fatahaada uu geystay webiga shabeelle. Wasiirka ayaa shegey in wasaradu dib ka soo sheegi doonto xilga la qaado Imtixaanka magalada Baladweyne.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here