Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ayaa Faahfaahin ka bixisay Natiijadii shalay ay ku dhawaaqday, goorta uu bilaabanayo (Interviewka) iyo Qodobo kale.
Guddoomiyaha Guddiga qaadashada Macalimiinta Xasan Taataa ayaa lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in 26 Bishaan bilaban doono wareysiga laga qadayo Macalinta sobaxay.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor