Wasaaradda Xanaanada xoolaha Galmudug oo Gobolka Galgaduud ka fulisay talaalka xoolaha.

0
71

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Galmudug, oo kaashanaysa Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa ka fulisay degmada cadaado ee gobolka Galgaduud olole ballaaran oo lagu tallaalayo xoolaha, si looga hortago cudurrada halista ah ee saameeya xoolaha nool.

Tallaalkan oo qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo caafimaadka xoolaha ayaa la gaarsiiyay deegaanada kala duwan ee gobolka, iyadoo la siinayo xoolo-dhaqatada fursad ay ku helaan tallaal bilaash ah.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here