wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo ka warbixisay xanuuno ku dhaca geela deegaanadda Jubbaland.

0
87

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Jubbaland Maxamed Nuur Cali oo shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo ayaa sheegay in Lixdii todobaad ee la soo dhaafay uu jiray xunuun ku dhaca geela kasoo cusboonaaday qaar kamid ah deegaanada Jubbaland iyo gobalada dariska la ah. Wasiirka ayaa ka warbixiya
Sidoo kole wasiirka ayaa sheegey in xanuunkan uu yaha mid dhasha xili roobadka

Warkan waxaa soo jeedineysa:-Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here