Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha JFS ayaa degmada Guriceel ka furtay tababar ku saabsan kor u qaadida iyo kobcinta aqoonta ganacsatada Soomaaliyeed gaar Ahaana kuwa Galmudug.Agaasimaha guud ee wasaaradda Xananada xoolaha Galmudug Saleeban Maxamad saalax ayaa faafihin ka bixiyey Tababarkan.
Aadan Xuseen deerow oo ah agaasimaha waaxda wax soo saarka xoolaha iyo cilmi baarista ee wasaarada xanaanada xoolaha Xfs ayaa dhankiisa sheegay Guriceel lagu doortay in ay tahay magaalo ildhaqaale u ah xoolo dhaqatada Galmudug.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya:Abdullhi Abdulkadir Nor