Wasarada Beraha Galmudug oo hurshe ka dahfurtay mashruca adkeysiga Nidamka Cuntada

0
45

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxa Waaxda Wax-soo-saarka ee Wasaaradda Beeraha & Waraabka Galmudug, Eng. Saciid Xaashi Daahir, ayaa si rasmi ah uga daahfuray deegaanka Hurshe mashruuca cusub ee adkeysiga nidaamka cuntada (Food System Resilience Project).

Mashruucan oo qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo sugnaanta cunno ee gobolka, ayaa waxaa looga gol leeyahay in la taageero beeraleyda iyo bulshada ku tiirsan wax-soo-saarka deegaanka, iyada oo loo marayo horumarinta agabka wax-soo-saarka, tababarro farsamo, iyo xalal waara oo looga hortagayo saameynta isbeddelka cimilada.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here