Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Wasiir kuxigeenka wasarada Shaqada iyo Shaqaalaha dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Diini “Afwayne” ayaa sheegay in ahmiyad gaara siinayaan haweenka xiliga shaqaalaysiinta maadaama ay ubaahanyihiin gacan qabasho si loo hubiyo qoondada haweenk ee shaqaalaha Galmudug.
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Xamdi Diiriye Cali.