Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa si rasmi ah u billowday hawlo dayactir loogu samaynayo wabiga Shabeelle, Si looga hortago fatahaada wabiga shabeelle oo bulshada sameyn taban ka soo gaarto xili robaadkasta .Dayactirka ayaa waxa laga bilaabay meelaha uu wabigu fatahaadda ka sameeyo .
Wasiir kuxigeenka wasaradda beeraha iyo warabka Hirshabbeelle Mohamed Bashir ayaa ka Warbixiya dayactirka wabiga shabeelle.
Warkaan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiya Abdulkaadir yusuf