Wasaradda beeraha XfS oo Sheegtay in la hirgalindoono Sheybaarka Baaritaanka beeraha

0
89

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la hirgelin doono sheybaar casri ah oo loogu talagalay baaritaanka beeraha, si kor loogu qaado tayada wax-soo-saarka iyo horumarinta cilmibaarista dhanka beeraha dalka.

Sheybaarkan ayaa noqon doona mid lagu baaro tayada dhirta, abuurka, ciidda iyo biyo-waraabka, taasoo gacan ka geysan doonta hagaajinta qorsheyaasha beeraleyda iyo sare u qaadista wax-soo-saarka gudaha.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here