Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaradda Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Dowalada Galmudug Mudane Abdullahi Axmed Maxamed ayaa magalada Dhuusamarreeb ee Caasimadda Galmudug kusoo xiray Tababar kusaab Sanaa ilaalinta Xaquuqda Caruurta.
Tababarkan oo ay iska kaa shanayeen Wasaradda Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Dowalada Galmudug iyo Wasaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Dowladda Soomaaliya ayaa socday muddo laba maalin ah waxaana ka qaybgalay dhammaan bahda cadaaladda Galmudug sida Maxkamadaha, Asluubta, xeerilaalinta, booliiska, ururka qareenada Galmudug iyo bulshada rayidka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi