Wasiir ku xigeenka wasaaradda deegaanka Soomaaliya oo maanta soo gaaray Dhuusamareeb

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta loogu soo dhaweeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xuseen Cali Xaaji, iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb waxaa wafdiga si diirran ugu soo dhoweeyay wasiiro, xildhibaano iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Galgaduud.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here