Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kormeer ku tegay Isbitaalka Guud ee Gobolka Galgaduud

0
218

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Galmudug Maxamuud Maxamed Axmad ayaa kormeeray isbitaalka guud ee gobolka Galguduud ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug.

Wasiir ku xigeenka ayaa maamulka isbitaalka waxaa uu ka dhagaystay warbixin ku saabsan xaaladda isbitaalka, baahiyaha jira iyo howlaha ay bulshada u qabtaan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here