Wasiiradda Cadaaladda Dowlad Goboleedyada dalka oo soo dhaweeyey dhammeystirka Dastuurka dalka.

0
54

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiiradda Cadaaladda ee Dowlad Goboleedyada dalka ayaa dhamaan waxa ay soo dhaweeyey dhammeystirka iyo wax ka badalka Dastuurka dalka.

dowlada soomaaliya ayaa dadal xoogan waxa ay ugu jirtaa sidii loo dhameystiri lahay Tastuurka dalka.

Waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here