Wasiirka Amniga Galmudug oo Galkacyo ku soo xirtay tababar loogu talagalay danbi-baarayaasha.

0
7

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Aadan Cusmaan Cabdi, ayaa si rasmi ah u soo xiray tababar sare oo loo qabtay danbi-baarayaasha ka howlgala hay’adaha amniga ee Galmudug.

Tababarkan oo socday muddo toddobaadyo ah ayaa diiradda saarayay xoojinta xirfadaha danbi-baarista, xeer ilaalinta, ilaalinta xuquuqda madaniga ah, iyo adeegsiga farsamooyinka casriga ah ee baarista danbiyada.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here