Wasiirka Amniga Galmudug oo kormeer ku tagay xerada Ciidanka Asluubta Galmudug ee magaalada Gaalkacyo.

0
4

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa kormeer dhiirigelin ah ku tagay xerada Ciidanka Asluubta Galmudug iyo Xabsiga Dhexe ee magaalada Gaalkacyo.

Kormeerkan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo tayada shaqada ciidamada iyo maamulka xabsiyada, iyadoo Wasiirku kula dardaarmay saraakiisha iyo ciidamada in ay sii laba-laabaan waajibaadkooda shaqo si loo xaqiijiyo amniga iyo adkeynta sharciga.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here