Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo gaaray degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud

0
50

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Amniga Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaana Garoonka Diyaradaha Cabudwaaq Ku soo dhaweyay wasiirka arimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac, xildhibano ka tirsan Galmudug Mamulka Degmada iyo Bulshada Qaybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here