Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Amniga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil “Farataag” ayaa kormeer kutagay saldhigga booliiska degmada Caabudwaaq halkaasi oo ay ku soodhaweeyeen taliyaha booliiska degmada iyo taliyaha qeybta gobalka Galgaduud.
Wasiirka amniga ayaa laama amniga degmada Caabudwaaq ku amaanay xaqiijinta amaanka waxaana uu sheegay in ay kudaysho mudan yihiin .Wasiirka ayaa balan qaaday in uu wax kaqaban doono caqabadaha haysta booliiska galmudug.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Libaan Mohamed Abdi