Wasiirka arimaha gudaha Galmudug oo caabudwaaq ka dhagax dhigay dugsi hoose iyo dhaxe

0
189

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) iyo Samafale Cabdixakiin Maxamed Cabdi ayaa dhagax dhigay dugsi hoose dhexe oo laga dhagax dhigay xaafadda Horseed ee magaalada Caabudwaaq.

Waxaana munaasabadda dhagax dhigga ka qeyb galay Xildhibaan katirsan gollaha deegaanka, Odoyaal,haween iyo dhallinyaro.

Dhammaantood ayay bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan qurba joogta deegaanka ay ugu baaqeen in ay ka soo qeyb qaataan dhismaha dugsigaan oo baahi wayn ay uqabaan bulshada.

Waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Yusuf

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here