Dhuusamareeb(Idaacadda Daar-Dheer)Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaarada arrimaha gudaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed jaamac ayaa gaaray magaaladagalisoor ee gobolka galgaduud.
Ujeeda safar wafdiga uu hogaaminayo wasiirka ayaa ah sidii qiimayn rasmi ah
loogu Samayn hormarada ay ku tilaabsatay magaalada gelinsor ee gobolka
galgaduud oo haatan u diyaar garoobeysa in degmo loo aqoonsado.
Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha iyo Federalka iyo Dib-u heshiisiinta
Galmudug Cabdi Maxamed jaamac aya tilmaamay in magalaada galinsoor ay
sameysay hormaro kal duwan islamarkaana ay wasaaraddu wado qorsho
degmo loogu aqoon sanayo dhawaan.