Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug oo kormeer ku tagay xarunta hay’adda NIRA Caabudwaaq.

0
86

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug, Cabdi Maxamad Jaamac Cabdi Wayeel, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta hay’adda NIRA ee degmada Caabudwaaq.
Kormeerkan ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta diiwaangelinta muwaadiniinta iyo bixinta aqoonsiyada. Wasiirka ayaa warbixin ka dhageystay mas’uuliyiinta xarunta, wuxuuna ballanqaaday in Wasaaraddu kor u qaadi doonto taageerada ay siiso hay’adda si loo xalliyo caqabadaha jira.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here