Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa waxaa wareegtooyin ka soo baxay xafiiskiisa waxaa uu maamullo cusub ugu magacaabay degmada Wisil iyo deegaanka Ceeldibir ee gobolka Mudug.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali