Wasiirka arrimaha gudaha Galmudug oo olole nadaafadeed uga qayb-galay degmada Caabudwaaq

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Cabdi mohamed Jamac iyo Guddoomiyaha degmada Caabudwaaq ayaa kormeeray shirkadda nadaafadda e Aamin oo ah shirkad ka shaqeysa nadaafada degmadaas waxana sidookale ay ka qeyb qaateen olole nadaafadeed markaa ay wadeen shaqalaha Shirkada.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here