Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Gaalkacyo ka dhagax dhigay dhismaha xarun jaamacadeed

0
43

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan iyo xoghayaha Dowladda hoose mudane Cabdiqani Maxamuud Axmed ayaa ka qeyb galay munaasabadda dhagax dhigga xarunta cusub ee Jaamacadda Modern ku yeelanayso Gaalkacyo , sidoo kale waxaa dhagax dhigga ka qeyb galay Wasiirka arimaha gudaha Dowladda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi , Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliyo iyo Baarlamaanka Galmudug , Maamulka Jaamacadda Modern iyo masuuliyiin kale.

Ugu horayn ayaa waxaa kahadlay gudoomiyaha jaamacada modareen faraceeda Gaalkacyo madad cabdulaahi siyaad waxa owna sheegay in jaamacadu yeelan doonto dhisme ay ayadu leedahy waxna lagu bari doono ardayda reer Gaalkacyo.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here