Wasiirka beeraha Soomaaliya oo magaalada Dhuusamareeb soo gaaray

0
108

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wafdi balaran oo uu hogaminaayo Wasiirka wasarada beraaha dowlada Federalka Maxamed Xayir mareye oo ay wehliyaan Wasiirada iyo agasimayaasha wasaradaha beraaha mamul Goboleedyada Xubnaha ka dowlada federalka ayaa manta so garaay magalada Dhusamareb.

waxaa Garoonka Diyaaradaha Ee ugaas nuur kuso dhoweyaay wasiirka wasarada Beraaha Galmudug iyo wasiiro agasimayaal iyo madax kale oo ka tirsan dowlada Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here