Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Rugaha Caafimaadka guur guura oo ay u dhameeystiranyihin adeegyada caafimaad ka ee Hooyada iyo dhallaanka loogu talagay ayaa wasaarada caafimaadka XFS ku wareejiyay qaar ka mid ah maamul Goboleedya dalka iyo Gobolka Banaadir
Waxaana munaasabadda goob joog ahaa
Masuuliyin uu ka mid yahay Wasiirka wasaarada caafimaadka Soomaaliya
Gawaarida sida adeega caafimaad ee guur guura oo ka kooban shan ayaa loogu talagay in gargar deg deg ah loogu fidiyo Hooyada iyo dhallaanka ku sugan meelaha ka fog magalooyinka.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali