Wasiirka Caafimaadka XFS oo baaq u diray Ganacsatada Soomaaloyeed.

0
56

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasiirka wasaarada Caafimaadka XFS mudane Dr.Ali Haji Adan ayaa ganacsatada soomaaliyeed ugu baaqay in ay kashaqeyan hormarinta caafimadka dalka.
Wasiirka oo wareysi siyey warbaahinta qaranka ayaa sheegay ” Ganacsatada waxaan ugu baaqayaa in ay caafimaadka dalka Maalgaliyaan si looga maarmo dhaqaalaha faraha badan ee isbitaalada dibadda ku baxa”

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdilahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here