Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada XFS ayaa Muqdisho ku soo xirtay dib u-eegista mashruuca damal caafimaad oo laga fuliyo dowlad goboleedyada dalka.
Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka soomaaliya Dr-Guuled Abdijaiil ayaa sheegay in wasaaradu awood u ledahay adeeg bixinta Caafimaadka.
ugu danbeyn wasiirka Caafimaadka Dr Ali Haji aadan ayaa sheegay iney kor joogteyn doonaan fulinta heshiisyada ka soo baxay shirka.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor