Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay qaataan talaalka ka hortagga xanuunka gowracatada, maadaama uu ka mid yahay cudurrada faafa ee halista ku ah nolosha bulshada Soomaaliyeed.
Sidoo kale, Wasiirka ayaa sheegay tiradda ugu badan ee uu ku dhaco xanuunka Gowracatada marka la joogo gudaha dalka Somali.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Sacdiya Abdulkaadir yusuf.