Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay kulan lagu wacyigelinayay bulshada si ay uga qeyb qaataan doorashada qof iyo cod. Kulanka ayaa diiradda saaray muhiimadda ay leedahay doorasho qof iyo cod ah oo dalka ka dhacda, si loo xoojiyo dimuqraadiyadda iyo ka qeybgalka shacabka.
Abdifitah Mohamed Ahmed ayaa warkan soo jeedineysa.