Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS Xasan Macalin ayaa booqday Saldhigga Booliiska iyo dhismaha Xabsiga Dhexe magaalada Gaalkacyo ee galmudug ayaa bogaadiyay wadashaqeynta bahda Cadaaladda Galmudug.
Dhanka kale Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS Xasan Macalin ayaa sheegey
In Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrrimaha Dastuurka XFS kaalin muhiim ah ka qaadan Sidii loo dhameestiri laha xabsiga Dhexe magalada Galkacyo ee xarunta gobalka mudug.
Warkan waxaa faah faahineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf