WARARKA Wasiirka Ciyaaraha Galmudug oo magacaabay Xiriirka Kubadda Cagta Galmudug By admin - February 7, 2025 0 173 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Cabdiwahaab sheikh Abukar Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug ayaa wareegto xafiiskiisa kasoo baxday ku magacaabay guddoonka xiriirka kubadda cagta Galmudug. waxaa soo jeedinaya:–Abdidahir Garad http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2025/02/Warka-xiriirka-by-Garad.mp3