Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug mudane Ali Daahir Eid ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug.
Munaasabad oo lagu qabtay xarunta wasaaradda Caafimaadka ee magaalada dhuusamareeb waxaa goobjoog ahaa masuuliyiinta labada golle ee fulinta iyo sharci dejinta Galmudug iyo xubnaha wasaaradda Caafimaadka.
Warkan waxaa soo jeedineysa:-Hamdi Diriye Ali