Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha XFS Iyo Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamanka Galmudug oo wadajir Galkacyo kadhagax dhigay garoonka kubada cagta oo si casri ah loo dhisayo.
Warbixintan waxaa soo jeedinay-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.