Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Duqa Degmada Mudane Cabdiraxmaan sheekh Xasan iyo Gudoomiye ku xigeenka Degmada Eng: Maxamed Cilmi oo ay weheliyaan Agaasimayaal iyo Hawlwadeeno ka tirsan Dowladda Hoose ayaa kulan isugu jiray soo dhaweyn iyo qado sharaf u sameeyay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug Mudane Cabdinuur Macalin Maxamuud iyo Gudoomiye ku xigeenka Gobalka mudug ee dhinaca Mashaariicda iyo Samafalka Dr Bedel Sheekh Liibaan , waxaana kulanka ka qeyb galay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug , Isku duwayaal , Odoyaal dhaqameedyo iyo Dhalinyaro.
Warkan waxaa faah faahinaya:Libaan Mohamed Abdi