Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo xuquul insaanka dowlad goboleedka Jubbaland Marwo Cadar Abdulahi Ismaciil Ayaa sheegtay in ay guulo waaweyn gareen sanadki tagay ee 2023 wasaarada Haweenka jubbaland ay hirgalisay Xarumo badan.
Sidookale waxa ay sheegtay in ay haween badan bareen xirfado ay ku shaqeystaan sidookalana ay gacanta ku dhigeen carruur la soo tuuray sanadki tagayna ay qabteen 22 Carruura wasaaraduna ay xanaaneyso.
Waxaa faah faahinaya Abdulahi Abdulkadir Nor