Wasiirka Haweenka koofur galbeed oo magalada Baydhabo ku soo Xirtay Shir weynaha Haweenka Koonfur Galbeed

0
169

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaarada Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul insaanka Dowlada KG Ayaa Baydhabo ee xarunta gobolka bay Kusoo Xirtay Shir weynaha haweenka Koonfur Galbeed Ee Dib-u heshiisiinta Iyo Xasilinta DKG. Shirka ayaa intii badan dira lagu saraya sidii haweenku door muhiim ah uga qaadan lahayeen hormarka koofur galbeed qaar ka mid ah haweenkii shirka ka soo qeeb gala ayaa ka hadla dareenkodaa.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here