Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wafdiga Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Galmudug Xil. Khaalid Cabdi Yuusuf Ee ku sugan bariga Fog ee Gobolka Mudug ayaa Kormeeray Xarumaha danta guud Ee Degmadda Xarardheere.
Ujeedka Komeerkaan ayaa ahaa sidii loo qiimeyn lahaa baahiyaha xarumaha Iyo sidii loo diyaarin lahaa Dib u dhiskooda.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali