Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo sheegay in Sanadkii lasoo dhaafay miisaaniyadda dalku korortay.

0
44

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa sheegay in miisaaniyadda dowladda ee sanadkii la soo dhaafay ay sameysay koror la taaban karo marka loo eego sanadihii hore. Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2024 ayaa gaartay $1,025,687,991, taas oo muujineysa in markii ugu horreysay miisaaniyadda dalka ay dhaaftay hal bilyan oo doollar.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here