Wasiirka Maaliyadda Jubbaland oo kormeer shaqo ku tagay Dekedda magaalada Kismaayo.

0
39

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo dhaqalaaha hormainta Jubbaland Ahmed cabdirisaq Mohamed hande ayaa kormeer shaqo ku tagay Dekedda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

booqashada wasiirka ayaa ujeedkeedu Ah ukuur galida shaqada dekedda iyo sidii loo hormarin lahaa.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here