Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur oo kahadlay Xil Wareejinta Xisaabiyaha guud ee qaranka ayaa sheegay in sanadkan dowladda soomaaliya xoojinayso dib u habeynta maaliyadda si loo gaaro hadafka dhameystika dayn cafinta.
Warkan waxaa soo jedinya:- Abdulahi Abdulkadir Nor