Wasiirka owqaafta iyo arrimaha diinta Galmudug iyo masuuliyiin kale oo ka qayb galey furitaanka masjidu Raxma ee Dhuusamareeb

0
63

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda owqaafta iyo arrimaha diinta Galmudug Xassan Cabdulqaadir Xuseen ayaa galabta xariga ka jarey Masjidu Raxma Ex Shabaqle oo dib u dayactir balaaran lagu sameeyey isla markaana dhismihiisa loo badaley dabaq. Labo biyaano ah

Munaasabada furitaanka masjidka waxaa ka qayb galey masuuliyiin dowlad goboledka galmudug oo uu kamid yahy gudoomiyaha maamulka Dhuusamareb, iyo culimo aad u badan, masuuliyiinta dhismaha masjidka gacanta kuhaysay jamaacada masjidka.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here