Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shir weynaha sanad laha ah ee xalalka waara oo uu magaalada Muqdisho ka daah-furayWasiirka wasaardda qorsheynta,Maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah ee XFS ayaa looga arrinsanayaa wax ka qabashada arimaha la xiriira dhibaatooyinka barakaca.
Shirkan oo laba maalmood socon doona Waxaana ka soo qeygabaly madaxda wasaaradaha qorshayta heer federal ,wakiilada maamul goboleedyada iyo deeq bixiyaasha.
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Hamdi Diriye Ali.