Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasiirka Wasaarada Qorsheynta XFS Maxamuud Abdirihmaan Beene Beene ayaa soo xiray aqoon-is-weydaarsi ku sabsan tiirka Qorshaha Isbedelka Qaranka ee 2025-2029.
Xoghaya joogtada ee wasaaradda cadaalada soomaaliya Feysal aadan Xasan ayaa kula dardaarmay masuliyiinti ka soo qeyb galay in shaqada dowlada la adkeeyo.
Warkan waxaa faah faahinaya:Abdulahi Abdulkhadir Nor