Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo Gaalkacyo Tababar uga furey 25 saxafi.

0
60

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Galmudug Abshir Abdi Sheikhow oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa 25 wariye oo ka howl gala Gaalkacyo waxa uu u furay tababbar ku saabsan horumarinta Nidaamka Dowladnimada iyadoo loo marayo warbaahinta.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here