Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo ka warbixiyay Mashaariicda horumarineed ee ka socota Galmudug

0
9

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Cali Maxamuud Faarax–AliSeeko, wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska maamulka Galmudug oo waraysi gaar ah bixinayay ayaa waxaa uu sheegay in deegaannada Galmudug ay ka socdaan mashaariic horumarinee oo ay kamid yihiin waddooyin waawayn iyo kaabayaal dhaqaale sida Garoonka DiyaaradahaUgaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb.

Wasiirka ayaa sheegay Maamulka uu hoggaamiyo madaxwayne Ahmed qoorqoor ay ku guulaysteen hirgelinta howlo lagama maarmaan u ah horumarinta bulshada Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here