Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo uu Hogaaminayo Wasiir Abduwali Cabdullahi Jaamac Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Galmudug Wasiir Abdiraxmaan Maxamed diiriye (Makaawi) xildhibaano ka tirsan baarlamanka Galmudug wakiilo kala duwan o
Oo ka socda Hay,ada (Save The Children ) Maamulka degmada xeraale iyo Bulshada Degmada Xeraale qaybahooda kala duwan ayaa maanta kasoo qayb galay Daah Furka Hospital ka Guud ee Degmada Xeraale
Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Abdifitah Mohamed Ahmed