Wasiirka wasaarada caafimaadka xfs oo sheegay in wasaaradu wado qoshe xaquuq loogu samaynayo shaqaalaha caafimaadka isbitalada dowlada

0
39
Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Cafimadka Xfs Dr Cali Xaaji oo wareysi siiyey Warbahinta qaranka ayaa sheegay in wasaradda cafimaadka ay wado sidi sare lugu qaadi lahay tayada iyo tirada shaqalaha caafimadka ee kashaqeya gobaha cafimadka ee dowladu gacantu ku heyso.waxaa sidokale sheegay wasiir Cali Xaaji in gobaha cafimadka ee gobolada garsin donan tageerada wasarada caafimadka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here