Wasiirka Wasaaradda Beeraha XFS oo 40 qof u qebiyay Mootooyin iyo Matooro.

0
37

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirada beeraha iyo waraabka XFS oo kaashanaayo Hay’adda Qadar Charity, ayaa gudoonsiiye beeralayda 40 mooto oo ah kuwa xamuulka ah ee khudaarta lagu qaado, iyo 40 makiinad oo ah nooca lagu finjilo galleyda iyo badarka kale.

Munaasabadda wareejinta agabkan ayaa waxaa ka hadlay ugu horeyn kana war bixiyay agabka la warejiyay eng Diiriye cabdi Maxamed agasimaha waxda .ishinada iyo tiknolajiyada beraha iyo madaxa hayada qar jarati Abdifitah aadan macalin.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here